Subscribe

DEG DEG: Ciyaarta Croatia iyo Faransiiska+Xaaladda Oo ku xun kooxda Croatia

Afrikada, Moscow: Garoonka Luzhniki waxaa lagu soo gebagebaynayaa ciyaarta Ugu dambeysta ah ee tartanka koobka kubadda cagta adduunka ee FIFA. Waxaa isaga hor yimid kooxaha wadammada Croatia iyo Faransiiska oo iyagu Final isla soo gaaray.

Ciyaartani kama dambeysta ah ayaa waxaa isaga hor imaanaya kooxaha Croatia iyo Faransiiska. Waxaa koobka dunida la bixin doonaa fiidnimada caawa ah.

Ciyaarta ayaa haatan loo baxay dhankaa iyo kaambiyaha waxaana hal gool lagu leeyahay kooxda Croatia, walow ay kooxdu dheelayso hadana weli Faransiisku waa uu ku mintidayaa oo waxa uu diidan yahay in laga guuleysto.

Croatia ayaa iyadu aad u dheelaysa lamana oga cida badin doonta:

SAWIRADA xafladda Xiritaanka koobka dunida:

READ  DAAWO:M/weyne Farmaajo Oo hadiyad Ciidul Fitr gaarsiiyey naafada XDS ee Martiini

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 14/08/2018
- Aug 15, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Wasiir Cawad: “Waxaan Dhexdhexaadineynaa Eritrea iyo Jabuuti” (Waa Socon Weynaye aan Orodno?)
- Aug 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ...
%d bloggers like this: