Saraakiil Cadaan ah Oo ku Soo kala Orda Hilibka Dadka Is- Qarxiya Ee Al-Shabaab.. | Afrikada

Saraakiil Cadaan ah Oo ku Soo kala Orda Hilibka Dadka Is- Qarxiya Ee Al-Shabaab..

Afrikada, Muqdisho: Dadweynaha Muqdisho ayaa isweydiiya rag cadaan ah oo xiran Jaakadaha Xabadda karin waxaana ragaas maanta lagu arkayaa meelo ka mid ah goobihii maanta Al-Shabaab isku qarxiyeen.

Goobahaas ayey nimankani ka qaataan hilibka gubtay lamana oga halja ay la aadaan maadaama aysan jirin cid u qabsata meydadka kooxda.

Goobaha Qaraxyada ayey baaraan waxaana ay sheybaaro geeyaan dhiigga iyo dna-da shaqsiga is qarxiyey, saraakiil Cadaan ah oo u muuqda iney eegayaan Asalka Qaraxyada baaritaana ku sameynayaan.

Inta badan marka ay Qaraxyo ka dhacaan magaalada Muqdisho goobta ay wax ka dhacaan saacado ka dib waxaa tagay Ciidamo cadaan ah oo inta badan loo tiriyo iney baaritaan ku sameynayaan Qaraxyada dhacay & waxay yihiin.

READ MORE:  Madaxda Ruushka Oo jeediyay digniin Ku aadan xafladda furitaanka World Cup-ka

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->