DAAWO: Wasiiro ka tirsan Puntland Oo Dhallinyarta DIGIL-MIRIFLE kaga Naxsaday: “Gala Dagaalka ama meesha Isaga Carara?” Dhallinyartii Reer Baay Iyo Bakool Oo yaabban..!!? | Afrikada

DAAWO: Wasiiro ka tirsan Puntland Oo Dhallinyarta DIGIL-MIRIFLE kaga Naxsaday: “Gala Dagaalka ama meesha Isaga Carara?” Dhallinyartii Reer Baay Iyo Bakool Oo yaabban..!!?

Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya ismaamulka Puntland waxa ay sheegayaan in qabanqaabada dagaalka TUKARAQ ay meel xun gaartay.

Waxaa sida ka muuqata muuqaalka amar la siiyey dadka suuqyada Garoowe ka xamaasha ee afka Maay-Maayga ku hadla, wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka ayaa shaaca uga qaaday dhallinyartaan in ay wax ka galaan dagaalka oo difaacaan Garoowe.

Dadkaan ayaa la isugu soo uruuriyay goob hoteel ah kadibna loo sheegay in aysan gacnaha laabanin oo firimaha dagaalka iska xaadiriyaan.

Haddii arrinkani Puntland ka dhabeyso ayaa waxa ay noqoneysa GABOODFAL loo geysanayo Biri-Ma Geydo masaakiin ah iyadoo a an loo jixinjixeynin Muruq-maalatada ka soo jeeda bulshada Koonfur Galbeed aan dagaal iyo rabsho midna u socon, Lana rabo in loo adeegsdo abaabulkka dagaallada sokeeye ee ka socda Tukaraq.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
VIDEO: Afgembi ka dhacay dalka Suudaan & Saraakiil la xiray
- Apr 11, 2019
Afrikada, Khartoum: Kadib gadood maalmo badan soconayey ayaa waxaa la sheegayaa in maanta milleteriga ...
Banaanbaxayaasha Suudaan oo codsaday in la dhiso dowlad ku meel-gaar ah
- Apr 9, 2019
Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->