DAAWO: Fanaanka Iidle Yare Oo mar kale Jaceylkiisa Soo bandhigtay iyo Maqaaxida ‘HIMILO’ Iyo Shirkadda GOOGLE oo Soo Farogeliyay arrinta!!! | Afrikada

DAAWO: Fanaanka Iidle Yare Oo mar kale Jaceylkiisa Soo bandhigtay iyo Maqaaxida ‘HIMILO’ Iyo Shirkadda GOOGLE oo Soo Farogeliyay arrinta!!!

Fanaanka Iidle Yare ayaa si weyn jaceylkiisa ugu soo bandhigtay haweneyda weriyaha ka ah telefishinka RTN telefishinkaasi oo uu leeyahay Abuukaataha caanka ah ee Axmed Naasir.

Muusikiistaha da’da yar ayaa Egland Show ka soo muuqanayey sanado badan Waxaanna mararka qaar barnaamijka ka soo galayay ‘Dhextaal kooban’ Oo ay arrimahooda Qaaska ah ka wada hadlayeen. Farsamoyaqaanka ayaa door bida in ‘Interval’kaasi aan laga jarin barnaamijyada Cajiibka ah ee Egland Show. Dhextaalka ayaa waxa keena sheekada markaasi socotey ama la hadal hayey, taasi oo markaasi qadka laga baxo lana galo dhextaal yar oo si dhab ah fanaanka iyo weriyuhu ereyo jaceyl isku dhaaf dhaafsadaan, waxaana ereyada la isu tebiyo ka mid ah “imisaan ku sugayey” ” Goormaan is-Guursaneynaa?” “inanyahey arrimaha iiga dhabee” “Barnaamij unbaad Igu wareerisay?” Iyo ereyo dhafriya daawadaha telefishinkaasi RTN.

Wadammada Soomaalidu degto ee dunida waxaa qaarkood laga aaminsan yahay in uu xiriir guur ka dhexeeyo labada jile, laakiin dad badan ayaa qaba in Eglan ay si reer magaalnimo u caqliyeynayso barnaamijka, xilli uu iidle yare fagaaraha soo wada dhigi karin arrinta meesha taal ee dhabta ah.

READ MORE:  DEG DEG: Madaxweye Mustaf Cagjar Oo magacaabis Sameeyay?

Runtii saxafiyiinta iyo fanaaniintu wey is caashaqi karaan iyadoo danta iyo shaqadu aaney meesha ka marnayn laakiin waxaa la yaab iyo Dhabana heys soo kordhinaya barnaamijkani EGLAN SHOW oo keenay muuqaal barnaamijka aan laga jarin marwalba kaasi oo si toos ah “Isha ka iskugu jebinayo” halka  weriyadda barnaamijka wada ay muusooneyso…..Yaabka yaabkiis?  tani waxa ay jaamiciyiinta saxaafadda ku qasabtay in ay buugaagtooda waaweyn ee Saxaafadda dib ugu mashquulaan in ay bal ficilladan  anshaxa saxafiga wax u dhimi karaan iyo in kale, base yeeshee waxaa taas durbadiiba MAYA yiri qolyaha Ku shaqada leh arrimaha fanka iyo jilitaanka kuwaasi oo ku adkeysanaya in Iidle Yare ‘Howshiisu tahay’ mid cajiib ah looguna talo galay in ay madadaaliso quluubta mucaashiqiinta daawada barnaamijkaas EGLAN SHOW oo mar mar si daran la isugu faagto.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->