Subscribe

DAAWO: Cali Khaliif “Dagaalka Tukaraq Waxba La Igama Weydiin, Qof Aan Jirin ayaa la iga soo Qaaday”

Afrikada, Buuhoodle: Waxaa dhowaan hadlay Prof. Cali Khaliif Galeyr oo aalaaba ah nin aysan isku haleyn karin Khaatumo State sababo la xiriira isaga oo xidhiidh joogto ah la leh Somaliland. Lama oga sababta uu Cali Khaliif ugu dhaqmo “Labo Wejiilenimo Balaaran” isaga oo mar waliba doonaya in la yiraahdo madaxweynaha Khaatumo ayaad tahay, balse isagu aanu runtii ku dhaqmin waxa uu sheegto.

Isaga oo haatan sheegay in uu ka qeybgalayo shirka baarlamaanka 9-aad ee Khaatumo ayaa sida uu hadalka u dhigay waxa uu ku cataabay in aan laga qeybgelinin aayo ka talinta TUKARAQ oo ay haatan halakeeyeen dagaallo culus.

Prof. Cali ayaa isagu haatan aan si aad ah loo aaminsaneyn waxaana uu Khaatumo u bedelay meel labo dhinac u qeybsan isaga oo madadaaliya shucuubta dhulkaasi ku sugan, waxa uu professarku ku cel celiyaa Somaliland ayaa noo soo socota waxbey noo balanqaaday iyo arrimo kale, balse sida muuqata Cali ayaa ah nin aan meelna waxba ku ogayn:

READ  Shirkii Golaha Wasiirada Federaalka Oo ka badbaaday in uu Baaqdo

HALKA HOOSE KA DAAWO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: