FINAL: Ogow Yaa Isku Soo Baxay Final-ka Ciyaaraha Kubadda Cagta Ee Caalamiga ah?

Afrikada, Moscow: Waxaa ciyaaraha dunida ugu dambeystii isku soo baxaya kooxaha ka kala socda wadammada Croatia iyo Faransiiska.

Croatia ayaa la ciyaari doonta xulka qaranka France oo xalay guul ka gaaray Belgium.

Ciyaartani finaalka ah ayaa imaaneysa kadib markii Croatia ay ka guuleysatay xulka wadanka Ingiriiska oo ay uga badisay 2-1 oo Croatia sidaasi guushu ku raacday.

Kulanka kama danbaysta koobka adduunka ayaa la ciyaarayaa Axada taariikhduna ku beegan tahay 15-ka July, saacaduna tahay 6-da maqribnimo ee waqtiga bariga Afrika.

France ayaa doonaysa ku guulaysiga koobka adduunka markii labaad ee taariikhda, halka Croatia ay raadinayso markeedii koowaad.

Lama oga cida guuleysan doonta oo qaadi doonta koobka dahabka ah ee ciyaarta kama dambeysta ah ee dhex mari doonta Croatia iyo France.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Oromada Oo hareeraysay 200 Qof Soomaali ah+Soomaalida Oo U Qaxeysa dhanka saldhigyada milleteriga Itoobiya
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ...
AKHRISO: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Nin shacab ah U dilay Wax ka yar “HAL DOOLAR”
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Nin hubeysan oo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa dil ka geystay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wakiilka UN-ka Oo gaaray Gaalkacyo SAWIRRO
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo uu ...
DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…
- Jul 22, 2018
Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ...
DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh
- Jul 22, 2018
QISO: Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr ...
%d bloggers like this: