Yusuf Garaad: “Kenya Waxa ay Qunsuliyado ka furaneysaa Hargeysa iyo Kismaayo, halka annaguna dhankeenna..

Afrikada, Muqdisho: Wasiirkii hore ee arrimaha dibada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in Kenya ay qunsuliyado qorsheynayso in ay ka furto daafaha Soomaaliya.

Diblomaasiyiin culus oo lix ka mid ah ay hore u ahaan jireen wasiirro ayaa qaban doona xilalkaas, sida ay ay qorayaan Wargeysyadu.

Dhankeenna Soomaaliya dhowr iyo tobanka Safaaradood ee Danjire laawayaasha ah waxaan rajeynayaa in iyagana dhowaan la buuxin doono ayuu yiri Yuusuuf Garaad oo madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya xusuusiyey inay howlmaalmeedkooda mashquulka ah ay ku darsadaan magacaabidda Danjirayaal dalka metela.

Xiriirka laba waddan ka dhexeeya meesha ugu horreysa ee laga akhrisan karo waa wejiga uu leeyahay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Safaarad sannad ku-dhowaad amaba ka badan ahayd Danjire la’aan ma ahan sida ugu qurxoon ee lagu kobciyo xiriir wax wadaqabsi oo laba dal dhex mara; ayuu wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ku yiri qoraal uu soo dhigay baraha bulshada.

SAWIRKA WASIIRKII HORE EE ARRIMAHA DIBADDA:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Oromada Oo hareeraysay 200 Qof Soomaali ah+Soomaalida Oo U Qaxeysa dhanka saldhigyada milleteriga Itoobiya
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ...
AKHRISO: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Nin shacab ah U dilay Wax ka yar “HAL DOOLAR”
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Nin hubeysan oo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa dil ka geystay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wakiilka UN-ka Oo gaaray Gaalkacyo SAWIRRO
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo uu ...
DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…
- Jul 22, 2018
Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ...
DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh
- Jul 22, 2018
QISO: Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr ...
%d bloggers like this: