DEG DEG: Mid ka mid ah Dhaqaatiirtii Ugu Caansanaa Soomaalida oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi | Afrikada

DEG DEG: Mid ka mid ah Dhaqaatiirtii Ugu Caansanaa Soomaalida oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi

Afrikada, Nairobi: Wararka inaga soo gaaraya magaalada Nairobi waxa ay sheegayaan in uu geeriyooday mid ka mid ah dhaqaatiirta ugu khibradda iyo aqoonta badnaa wadanka Soomaaliya.

Waxaa saaka magaalada Nairobi ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Axmed Maxamed Xasan (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaalida kuwii ugu magaca weynaa.

Axmed Foodcadde wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1938-dii. Inta la ogyahay mar wuxuu ahaa dhakhtarka kaliya ee ku takhasusay wadnaha ee Soomaaliya. Muddo dheerna wuxuu ahaa dhakhtarka gaarka ah ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

Lixdameeyadii wuxuu noqday guddoomiyihii Bisha cas ee Soomaaliya oo uu ku muteysatay abaalmarinno badan sida mid caalami ah oo oo ay siisay Hay’adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah oo magaceeda loo soo gaabiyo ICRC.

Boqorada Britain Quin Elizabeth ayaa guddoonsisay abaalmarintaas billadda ahayd oo bisha cas ee Soomaaliya ay ku muteysatay shaqadii bani-aadminimo.

SAWIRADA:

READ MORE:  Diyaarada Qatar Airways oo bilaabaysa duulimaadkeeda Soomaaliya

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->