DAAWO: Gabdho Wejiga Iska Xoqaya Si ay isku Cadeeyaan+Gabadh La Sheegay in ay Ku Indho -Beeshay Indho-Gashiga Cinjirka ah

Make-up-ka iyo waxa loo yaqaano is cadeynta ayaa ku soo badanaya bulshada waxaana dad badan ay ku kedsoomayaan dhibaatada isticmaalka dawooyinkani ay leeyihiin.

Iyagoo og ayaa ay Gabdhaha qaar dhibaatadani u bareerayaan iyaga oo nacay ama Iimanka ku qabin quruxda rabaaniga ah ee Eebe ku manystay dumarkani.

Gabdhahani ayaa aad u xishooda kolka wadankooda ay joogaan hase yeeshee marka ay helan fursad ay ku tagaan meelo kale oo dalalka shisheeye ah waxa ay jirkooda ka galaan dembiyo waaweyn.

Waxaa ay xoqaan midabka jirkooda iyaga oo aan la tashan dhaqaatiirta caafimaadka xilliga ay maqaarka iska fiiqayaan.

Baraha bulshada ayaa waxaa ku sii faafaya gabdho ay la soo deristay “Indho-Beel” ku dhacay, kadib markii ay ‘lesser-ka’ indhaha gashadeen dhowr jeer.

HALKA HOOSE KA DAAWO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Oromada Oo hareeraysay 200 Qof Soomaali ah+Soomaalida Oo U Qaxeysa dhanka saldhigyada milleteriga Itoobiya
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ...
AKHRISO: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Nin shacab ah U dilay Wax ka yar “HAL DOOLAR”
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Nin hubeysan oo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa dil ka geystay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wakiilka UN-ka Oo gaaray Gaalkacyo SAWIRRO
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo uu ...
DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…
- Jul 22, 2018
Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ...
DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh
- Jul 22, 2018
QISO: Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr ...
%d bloggers like this: