DAAWO: C/raxmaan Beyle: “42 Milyan ayaa dowladda Uga baxeysa Soo Daabicidda Lacagta Cusub” | Afrikada

DAAWO: C/raxmaan Beyle: “42 Milyan ayaa dowladda Uga baxeysa Soo Daabicidda Lacagta Cusub”

Afrikada, Muqdisho: Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale ‘Beyle’ ayaa sheegay in wasaaradiisu gaartay guulo la taaban karo.

Cabdiraxmaan Beyle ayaa tilmaamay in wasaaradiisu ku mashquulsan tahay sidii ay ku soo daabaci laheyd lacagta la qorsheynayo in laga isticmaalo dalka xilli lacagihii hore ay duugoobeen. Waxa uu intaa ku daray in dowladda qorsheynayo in ay hesho 41-Milyan oo lagu fuliyo Hawshaasi lacag sameynta ah iyadoo IMF ay dowlada ka caawineyso.

“Dakhliga ina soo galay ilaa iyo boqolkiia 58 ayaan daboolnay meel hoosa ayaan kasoo bilownay dhawaan waxaan ilaah ka rajeyneynaa wax kasta oo dowlada ay ku socotaba inaan anagu dabooli karno Waxaa noo suurta gashay inaan soo wareejino dakhliga ay qaadi jireen Wasaaraddaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Maxkamadaha taas waxay noo fududeysay inaan gaarno heerkii loo baahnaa”.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO:Dadkii Wax ka Ogaa Dilkii Aamino Xuseen Oo U Hadlay Si Mas'uuliyad Darro ah

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->