DEG DEG DAAWO : Shabaab oo War Lama Filaan ah ka soo Saaray 4-tii Dekadood ee Itoobiya lagu Wareejiyay | Afrikada

DEG DEG DAAWO : Shabaab oo War Lama Filaan ah ka soo Saaray 4-tii Dekadood ee Itoobiya lagu Wareejiyay

Afrikada, Muqdisho: War ay soo saareen kooxaha Al Shabaab ayaa ayaa lagu sheegay in heshiiskii dhowaan ay gaareen dowladda federaalka Soomaaliya iyo xukuumadda Itoobiya in ay dhabarka ka jebin doonaan.

Al-shabaab ayaa ku hanjabtay in ay xiriirkaasi iskaashi carqaladeyn doonto iyada oo ku tilmaantay mid aan xalaal aheyn.

Al Shabaab ayaa sheegtay in Xukuumadda Farmaajo ay cadowga Soomaaaliya gacanta u gelisay ilaha ugu muhiimsan dalka Soomaaliya.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Waxaa intaa dabadeed ay Shabaab ku hanjabeen in aysan dhici doonin in Itoobiya ay dhisato meelo ka mid ah Soomaaliya.

Si kastoo ay arrintu ahaato, dhismihii kooxaha Al-Shabaab iyo kooxo kale oo Islaamiyiin mayal adag ah ayaa Soomaaliya ka dhashay sababo la xiriira faro-gelintii Itoobiya ee sanadkii 2006-dii tani oo kacdoonkaasi dartiis ay ku dhalatay ‘kooxda Al-Shabaab’ waxaa sidoo kale laga cabsi qabaa in ay kooxahani ay sii xidideystaan ama kuwo kale oo musiibo ah dhashaan haddii Itoobiya sii wado faro gelinteeda la xiriirta gudaha Soomaaliya.

READ MORE:  DEG DEG: Mid ka mid ah Dhaqaatiirtii Ugu Caansanaa Soomaalida oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->