DHAGEYSO: Siyaasi ‘Cali Mareykan’ Oo Jawaab Adag Indhaha U Saaray Feysal Cali Waraabe: “Feysaloow Mufsad Baa Tahaye, Waa Inoo TUKARAQ” | Afrikada

DHAGEYSO: Siyaasi ‘Cali Mareykan’ Oo Jawaab Adag Indhaha U Saaray Feysal Cali Waraabe: “Feysaloow Mufsad Baa Tahaye, Waa Inoo TUKARAQ”

Afrikada, Garoowe: Siyaasiga lagu magacaabo Cali Cilmi Warsame ‘Cali Mareykan’ ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe ee ahaa , waanalaga adkaaday siyaasiyan iyo Milatari ahaan.

Siyaasigan jawaabtiisa waxaa ku jirtey in TUKARAQ aysan isku heysanin labo nin oo bidaar leh balse runta la isku sheegi doono. Sidoo kale Feysal Cali Waraabe u sheegay in markii uu yiri ‘Waa nalaga guuleystay’ uu gadaal dambe ku soo baraarugay siyaasad xumadiisa.

Waxaa uu siyasigani gobolka Sool ka soo jeeda ayaa ka sheekeeyay colaada meesha taal iyo sida ay isu diyaariyeen xitaa dumarkii gobolka Sool oo iyagana dhinacooda kaga jira wax uu siyaasigu ku macneeyay ‘Halganka Xoreynta.’

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

READ MORE:  DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay Caalamka iyo Soomaaliya

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->