DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo Oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh | Afrikada

DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo Oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh

Afrikada, Ankara: Madaxweynaha wadanka Soomaaliya Maxamed Cabdullaadi Farmaajo ayaa kulan la qaatay m/wweynihii hore ee dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulanka oo ka dhacay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara ayaa ahaa mid ay labada hogaamiye uga wadaheeln xaaladihii ugu dambeeyay ee dalku marayay muddooyinkii dambe, dhanka dhaqaalaha iyo xasilloonida.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bartiisa twitterka soo dhigay muuqaallo muujinaya kulanka labada madaxweyne oo ka dhacay dalka Turkiga.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo HARGEYSA looga careysan yahay+Muuse Biixi Oo Diyaarsaday Ciidamo Badan Si Faysal XABSIGA loo Dhigo?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->