DAAWO: Oromada Oo dadkii Gowraceysa+Iyo meydadka Soomaalida Oo ay diideen in la Aaso

Afrikada, Muqdisho: Kadib markii dagaal dhowaan ka dhacay Mooyaale la soo sheegay in ay ku dhinteen dad gaaraya 20 qof ayaa waxaa haatan la soo sheegayaa in dabley hubeysan oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromada ay gowraceen dhalinyaro Soomaali ah.

Dableyda hubeysnaa ayaa gowracay 5 Soomaali ah waxaana lasoo sheegayaa in falka gowraca uu ka dhacay tuulada Guuleed oo u dhaxeysa deegaanada Oromada iyo Somalida ee dalka Ethiopia.

Dagaaladani ayaa u eg kuwo isku ujeedo ah isla markaasina meelo kala fog ka kala dhacaya. Waxaa meelaha Soomaalida iyo Oromadu isaga horimaanayaan ay yihiin meelo ay wada degaan labada dhinac.

HALKA HOOSE KA DAAWO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Oromada Oo hareeraysay 200 Qof Soomaali ah+Soomaalida Oo U Qaxeysa dhanka saldhigyada milleteriga Itoobiya
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ...
AKHRISO: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Nin shacab ah U dilay Wax ka yar “HAL DOOLAR”
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Nin hubeysan oo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa dil ka geystay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wakiilka UN-ka Oo gaaray Gaalkacyo SAWIRRO
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo uu ...
DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…
- Jul 22, 2018
Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ...
DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh
- Jul 22, 2018
QISO: Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr ...
%d bloggers like this: