DEG DEG: Nin Oday 70 Sano Jir ah Oo Caawa lagu dilay Muqdisho | Afrikada

DEG DEG: Nin Oday 70 Sano Jir ah Oo Caawa lagu dilay Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir, Rag hubeysan ayaa salaadii cishaha kadib waxa ay agagaarka iskuulka Dhagaxtuur oo ku yaalla wadada aada Bakaaraha ee ka baxda Isgoyska Dabka ku dileen nin Oday ahaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay,iyaga oo howlgal ay sameeyeen ay ku qabteyn dhowr dhalinyrao ah oo ay uga shakiyeen dilkaas.

READ MORE:  DAAWO: Dunida Islaamka Oo loo ISTAAGAY SALAATUL KUSUUF+Bariga Caalamka Oo Cirka La EEGAYO..SUBXAANNAALLAAH?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->