DAAWO: Saraakiil Cul Culus Oo fududeeyay Weeraradii Hotel Sayid+Iyo Isku Socodka Al-Shabaab

Afrikada, Muqdisho: Amar culus ayaa lagu soo rogay saraakiisha amniga qaabilsan. Amarka waxaa soo saaray wasiirka amniga gudaha dowladda federaalka.

Amarka wasaaradda amnigu soo saartay ayaa ah in ay xabsiga ku hoyan doonaan saraakiisha ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa haya maamulka baraha kontorool ee laga soo galo wasaaradaha arimaha gudaha iyo federaalka iyo mida amniga.

Wasiirka amniga qaranka ayaa amarkani soo saaray waxaana arrimahani soo baxayaan iyada oo la tuhmayo in ay saraakiishani dhanka amnigu ay wax badan ka ogaayeen weerarka kooxaha argagixisadu ku soo qaadaan caasimadda Muqdisho.

Waa markii ugu horeysay ee dowladda dhexdeeda isla xisaabtan dhab ah laga arko, waxaana wararku sheegayaan in taleefannada saraakiisha laga dhex helay cadeyn ah in ay xiriirinayeen qorshaha shacabka lagu dhibaateeyay.

HALKA HOOSE KA DAAWO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO VIDEO: SHEEKH reer Somaliland ah Oo Ku Taliyey In la Habaaro Dadka Koonfurta Soomaaliya
- Jul 20, 2018
Afrikada, Hargeysa:  Waxaa weli dadka culimada ahi ay dhaliilayaan sababta ay weli carqalad dhanka ...
Al Shabaab Oo wadada u galay Gaari Caasi ah
- Jul 20, 2018
Afrikada, Balcad:  Wararka inga soo gaaraya degmada Balcad ee G/Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ...
DEG DEG: Xafiiskii Hey’adda Sirdoonka Soomaaliya Ee NISA Oo la Jabsaday DAAWO SAWIRADA
- Jul 20, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Taliye ku-xigeenka koowaad ee hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Gen. ...
Dagaal Culus Oo dhex maray Puntland Iyo Al-shabaab+Ciidammada Puntland Oo dib ugu gurtay degmada Carmo
- Jul 20, 2018
Afrikada, Af -Urur: Dagaal ayaa saaka aroortii dhex maray Al-Shabaab iyo Puntland. Wararka ayaa ...
Kooxda Argagixisada Al-Hijra Oo lagu diray Liiska Argagixisada
- Jul 20, 2018
War ay soo saartay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka shalay oo Khamiis aheyd waxa ay ...
%d bloggers like this: