DAAWO: Hogaamiyeyaasha Eritrea Iyo Itoobiya Oo booqday Buurihii Dagaalkii 1998-Kii..

Afrikada, Asmara: Hogaamiyeyaasha labada wadan ee Eritrea iyo Itoobiya ayaa booqday forimihii ay dagaalladu ku dhex mareen labada wadan.

Madaxweynaha Eritrea afewerki isaias iyo RW Itoobiya Abiy Ahmed ayaa labadoodu waxa ay ku soo wareegeen qaar ka mid ah meelihii ay labada wadan isaga hor yimaadeen.

RW Abiy Ahmed ayaa muddooyinkan waxa uu kulan xasaasi ah la qaadanayey madaxweynaha Eritrea Isaias Afewerki iyaga oo ay ka wada hadlay arrimaha soo afjaridda colaadaha hore u dhex maray labada wadan.

2-dani wadan ayaa waqti dheer ku muransanaa deegaanno ka tirsan soohdinta ay wadaagaan, waxaana Qaramada Midoobay ay deegaannadaasi u weecisay isla markaasina u xukuntay dhanka Eritrea, walow ay Itoobiya diiday go’aankaasi.

Ugu yaraan boqol kun oo qof ayaa ku dhintay dagaalkii labadaasi dal dhexmaray intii u dhexeysay sanadihii 1998 ilaa 2000.

Dad gaaraya 8.1 milyan Itoobiyaan ah ayaa macaluul soo wajahday. Hay’adda Horumarinta Maraykanka ee USAID (United States Agency for International Development), ayaa dawladda Eratariya ka codsatay in dekedeeda Assab la isticmaalo si cunto gargaar ah loo gaadhsiiyo Waqooyiga iyo koonfura Itoobiya oo macaluusha ugu daran ku dhufatay. Sidaasna waxa cunto ku helay dadkaas dhibaataysnaa.

HALKA HOOSE KA DAAWO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Oromada Oo hareeraysay 200 Qof Soomaali ah+Soomaalida Oo U Qaxeysa dhanka saldhigyada milleteriga Itoobiya
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ...
AKHRISO: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Nin shacab ah U dilay Wax ka yar “HAL DOOLAR”
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Nin hubeysan oo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa dil ka geystay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wakiilka UN-ka Oo gaaray Gaalkacyo SAWIRRO
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo uu ...
DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…
- Jul 22, 2018
Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ...
DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh
- Jul 22, 2018
QISO: Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr ...
%d bloggers like this: