Subscribe

DHAGEYSO: Siyaasiga Cabdi Barre Jibriil Oo ku baaqay in lala Xisaabtamo Laamaha Amniga dalka

Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan hore oo ka tirsanaan jirey baarlamaanka dalka hadana ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa si deg deg ah ugu baaqay in lala xisaabtamo Hay’addaha Ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

Siyaasiga Cabdi Barre Jibriil ayaa sheegay in ay mas’uuliyad iyo isla xisaabtan wajahaan isla markaasina la doonayo in lala tacaalo hay’addaha Ammaanka in ay soo caddeeyaan halka uu soo maray qaraxii lagu dhuftay hoteelka ‘Sayid’ ee magaalada Muqdisho.

Cabdi Barre Jibriil waxaa uu sheegay in la doonaayo in cidi ay qaadato mas’uuliyadda dadkii lagu laayay wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka isla markaasina sharciga la horkeeno dadkaasi.

SAWIRKA:

READ  DHAGEYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Soomaaliya Iyo Caalamka 31/01/2018

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: