Al-Shabaab Oo dab Qabadsiisay degmada Caad Iyo Kala Carar ku dhacay saraakiisha Galmudug | Afrikada

Al-Shabaab Oo dab Qabadsiisay degmada Caad Iyo Kala Carar ku dhacay saraakiisha Galmudug

Afrikada, Galmudug: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in degmada Caad ee ay dagaalyahannada Al-Shabaab ka geysteen barakac baahsan.

Waxaa ay dab qabadsiiyeen guryihii rayidka ay dab qabadsiiyeen. Wararka ayaa intaa ku daraya in dadka degaanka ay sheegayaan in kooxdu ay weli ay ku sugan yihiin degaanka Caad oo aysan jirin cid isku xilqaanta in ay meesha ka saaraan.

Waxaa hadlay wasiir ku xigeenka amniga ee maamulka Galmdug mudane Mahad Xasan Maxamed isaga oo sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato badan ku hayaan Shacabka ku nool Degaanka Caad ee iyo deegaano kalaba.
Wasiirka ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay ka tashan doonaan wixii laga yeeli lahaa xoreynta degaannadaasi ee kooxaha Al-Shabaab.

SAWIRO:

 

READ MORE:  AKHRISO BUUGGA: Gurmadkii RECEP TAYYIP ERDOĞAN ee Soomaaliya (Xadaaraddii dowladdii Cusmaaniyiinta, iyo Taariikh nololeedka m/weynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan) W/Q: Burhan Farah Hassan (B.A)

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->