AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo | Afrikada

AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

In la safro Oo la soo dalxiiso dad badan ayaa ku hawo bedesha. Waxaana dadka qaar ay jecel yihiin in ay si joogto ah u arkaan waxyaalo ku cusub naftooda sida dhaqammo kala duwan, in ay soo sahmiyaan meelo, ama sheekooyin xiiso leh looga sheekeeyo marka ay joogaan meelaha ay ku cusub yihiin taasi oo maskaxdooda wax weyn ku soo kordhisa dhanka caafimaadka iyo waayo aragnimada.

Hadaba halkan waxaan ku soo xulnay wadammo badanaa dadku u safraan oo u dalxiis tagaan iyo wadamo dadkii u dalxiis tegay ay ku kadsoomeen ama dib uga soo noqdeen kadib halis ay warbaahinta ka arkeen ama ay iyaga qudhooduba ku sigteen in ay dhexda uga dhacaan.

Halka hoose ka akhri 10-ka wadan ee muddooyinkan dambe ay halis amni tahay in aad u safarto!

 

10. Ukraine

Waxaa weli jira fidno ka soconeysa gobollada Bari ee wadanka Yukreyn iyadoo dagaal kula jirta wadanka Russia. Inta u dhaxeysa labada dal waxaa isku horfadhiya ciidammada labada xukuumadood, ciidammadooda milleteriga ayaa ku lug lahaa dagaallada guud ahaan ka qarxay aagaasi.

Waxaana qeybaha bariga Ukraine ay tahay meel ay ku nool yihiin Gaangesterro mana aha mid lagu badbaadi karo haddii aad booqato, in lagu lug yeesho aadista waxa ay ka dhigan tahay adigoo qeyb ka ah dhibaatada.

 

READ MORE:  DAAWO: Soomaali Isugu Soo Baxday Mudaharaad ka dhacay Wadanka Jarmalka?

 <<Next>>

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->