Japan Oo xukun dil ah ku riday 6 Qof Oo ka tirsan Kooxda “Qiyaamaha” | Afrikada

Japan Oo xukun dil ah ku riday 6 Qof Oo ka tirsan Kooxda “Qiyaamaha”

Wararka inaga soo gaaraya wadankaasi Japan ayaa sheegaya in koox diimeed la magac baxday ‘Qiyaamaha’ ama ‘Aum Shinrikyo’ in ay dowladdu ku xukuntay dil.

Dowladda xukunka kadib dishey toddobadan ruux oo iyagu xubno ka ahaa koox la baxday qiyaamaha ‘Aum Shinrikyo’, kuwaas oo sannadkii 1995-tii gaystay weerar waxyeelo badan gaystay oo ay u adeegsadeen kiimiko neerfaha waxyeesha.

Dadkaas la dilay waxaa ka mid ahaa Shoko Asahara oo ahaa hogaamiyihii kooxda.

Weerarkii sunta loo adeegsaday ee dalka Japan ka dhacay ayaa ahaa midkii argagixiso ee ugu darnaa waxaa ku dhintay 15 ruux, waxaana ku dhaawacmay kun ruux oo kale. weerarkani ayaa ay kooxdu ka fuliyeen wado tareen dhulka hoostiisa marta.

Lixdani xubnood oo kale oo kooxdaas ka tirsanaa ayaa wali lagu hayaa xabsi la galiyo dadka dilka ku xukuman.

SAWIRKA:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->