DHAGEYSO: RW Kheyre “Waxaa jira Afku dhiiglayaal, Mana Aqbaleyno” | Afrikada

DHAGEYSO: RW Kheyre “Waxaa jira Afku dhiiglayaal, Mana Aqbaleyno”

Afrikada, Muqdisho: Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa isaga oo khudbad jeedinaya mar kale ku Celiyay in ay dalka ka ilaali doonaan dhammaan dhaqamada xun xun.

Ra’iisul wasaare Kheyre Oo ka hadlayey arrimaha dadka wax ka sheega dalka Soomaaliya ayaa uu ku tilmaamay in aan marnaba la aqbali doonin.

Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay horay u socoto, lana aqbali doonin, wax kasta oo dib u dhigaya, isagoo ku tilmaamay kuwa wada musuqmaaasuqa inay doonayaan in dib ay u dhigaan dalka.

Kheyre Oo ah halbowlaha looga cabsado dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa dowladiisa ka difaacay in aan wax xun laga sheegi karin isaguna aanu raali ka noqon doonin arrimaha musuqa iyo lacag ka qaadashada meelo kale isaga oo diirada ku qabtay shaqaalaha dowladda oo uu uga digay in ku mashquulaan qaadashada Laaluushka.

Waxa uu tilmaamay in kuwaasi uu ka sifeyn doono xarumaha dowladda dhexe.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Kheyre Ma aha Oo keliya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ee waxa uu gacanta ku hayaa dhammaan inta ka soo hartay taliska madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

READ MORE:  RW Kheyre Oo dhagax Dhigay Baarlamaanka Hirshabeelle

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->