DHAGEYSO: Dagaal Cululs Oo ka soconaya TUKARAQ oo Madaafiicda la isku Garaacayo | Afrikada

DHAGEYSO: Dagaal Cululs Oo ka soconaya TUKARAQ oo Madaafiicda la isku Garaacayo

Afrikada, Tukaraq: Wararka haatan ina soo gaaraya ayaa sheegaya in uu sii xoogeystay dagaal aan waxba la iskula harin oo ka soconaya degaanka Tukaraq ee xuduudka maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya Somaliland ay bilowday in ay madaafiicda goobta ku garaacdo isla markaana soo xero jiirto difaacyo ay horey u diyaarisay dowladda Puntland.

Ciidamada Puntland ayaa dhankooda bixiyey jawaabo kulul waxaana isa soo taraya khasaaraha dagaalka ka dhashay.

Xaalada guud ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa hada kacsan, waxaana xili walba dhici kara dagaal culus oo dhex mara ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Dhaawaca ciidammada Somaliland ayaa lagu sheegay in uu tiro dhowr ah gaarayo halka dhimashada ay gaareyso 5 askari.

Dhanka Puntland ayaa waxaa dhaawacyo soo gaareen 2 qof. Muuqaallo kala duwan ayaa laga soo saarayaa dagaalka Tukaraq waxaana muuqaalladaasi ay muuJinayaan xiisado dagaal oo goos goos ah.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Dowladda Soomaaliya oo Xarunta Q/Midoobay ku saxiixday Heshiis heer Caalami ah

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->