Human Rights Watch Oo si adag Uga hadashay Gumeysi ka dhex socda Xabsiyada Kilinka 5-aad | Afrikada

Human Rights Watch Oo si adag Uga hadashay Gumeysi ka dhex socda Xabsiyada Kilinka 5-aad

Afrikada, Jig-jiga: Hey’adda Human Rights Watch ayaa soo saartay warbixin ka hadleysa gumeysi si xooggan uga socda dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya.

Xadgudubyada hey’addu soo bandhigtay waxaa ka mid ahaa xadugudbyo arxan darro ah, jirdil, kufsi, iyo ceebeyn, oo ka dhacay xabsiga Jeel-Ogaadeen ee deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Wasiirka arrimaha xiriirka dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Idris Ismaaciil Cabdi oo u warramay VOA ayaa eedeymaha HRW ku tilmaamay kuwa aan xaqiiqo ku saleysneen.

Waxa uu sheegey in ciidamada ilaalada xabsiyada ay yihiin kuwa loo tababaro sidii ay si wanaagsan ula dhaqmi lahaayeen maxaabiista ay ilaaliyaan.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

Hoos ka Daawo: Murugo Iyo Ciil “Maxbuus Bishii hore kasoo Baxay Jeel Ogaadeen” Muxuu la kulmay..!

READ MORE:  Mareykanka Oo Qiray In Howsha AMISOM ee Soomaaliya Ay Muhiim U Tahay dalalka kale ee Afrika

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->