Subscribe

Askar Dhar Cad Ah Oo Loo Diyaarinayo Kor Kala Socoshada Ciidanka Dowladda “Akhriso”

Afrikada, Muqdisho: Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa sheegay in Taliska uu ku howlan yahay sameynta Ciidan dhar cad ah oo laga soo xulayo C.I.D, kuwaasi oo ka shaqeyn doono inay ka hortagaan in shacabka laga qaado laaluush iyo in masuq maasuq lagu sameeyo.

“Waxeynu abuureynaa Koox ka tirsan C.I.D –da oo ka hortageysa Laaluushka “Anti Corraption”, wax loo dul qaadanayo ma jirto, hadaba waan idin sheegayaa, aad uga taxadara, kuwa idinka hooseeyana u sheega, waxaa nalaga rabaa Ciidanka Booliska in aan raadino Sumcad iyo karaamo, waa in Jeebka Muwaadinka uu ammaan inaga helaa” ayuu yiri Gen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko.

S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa hadalkaasi ka sheegay Xaflad tababar loogu furayey Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada Nabad gelyada Wadooyinka ee Taraafiko.

SAWIR:

READ  DHAGEYSO: Wararkii Ugu dambeeyay Ee Soomaaliya Iyo Caalamka

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: