Dowladda Federaalka Oo xirtay Safaaradii Somaliland Ee Addis Ababa | Afrikada

Dowladda Federaalka Oo xirtay Safaaradii Somaliland Ee Addis Ababa

Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose ayaa ka soo baxaya dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ashtako ka gudbisay arrinta Somaliland.

Saraakiisha federaalka ayaa sheegay in xafiiska qunsulka ah ee Somaliland ku leedahay Addis Ababa in uusan aheyn mid sharci ah.

Saraakiisha federaalka ayaa sidoo kale fariintooda ku sheegay in Somaliland oo safaaradeedu ka shaqeynayso Addis Ababa ay meel ka dhac ku tahay qaranimada Soomaaliya; Arrintani ayaa dhiigga ku karisay madaxweyne Muuse Biixi.

Sida muuqaalka hoose ku cad waxaa Xildhibaan Tukaale uu shaaca ka qaaday in gebi ahaanba safaaradii Somaliland ku lahayd dalka Itoobiya oo isaga qudhiisu ka shaqayn jiray irdaha la isugu dhuftay.

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAAL:

READ MORE:  WAREYSI:-Gaadiidka Gurmadka Deg-Degga Oo Shaqo Joojin Ku Dhow

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->