Subscribe

DEG DEG: Al-Shabaab Oo U hanjabay Wefdigii Booqanayey dekadda Hobyo DHAGEYSO

Afrikada, Hobyo: Wararka ka imaanaya dekada magaalada Hobyo ayaa sheegay in kooxaha mintidiinta ay ku hanjabeen in ay dekadda Hobyo ka difaaci doonaan shisheeyaha, sida ay hadalka u dhigeen.

Afhayeen u hadlay kooxaha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Abuu Cadnaani ayaa ku hanjabay in dhamaanba wadooyinka ka soo baxa Hobyo ay xiri doonaan.

Hore waxaa u dhacday in dagaalamayaasha Al Shabaab ay joojiyeen dhismaha waddo isku xiri laheyd magaalada Hobyo iyo dalka Itoobiya oo laga dhisayay deegaaanno ka tirsan gobolka Mudug.

War ay soo dhigeen bartooda internet-ka ayaa ay ku sheegeen in dekadda Hobyo ay Itoobiya diyaarineyso in ay ganacsi ka fushato, afhayeenka kooxda ayaa xaqiijiyey in Wadada oo ka timaada Itoobiya ay soo marto duleedka degmada Goldogob gaar ahaan degaanka lagu magacaabo Galcase, wadadaasi oo soo marta illaa iyo tuulada Baxdo.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ  DHAGEYSO: Dagaal Cululs Oo ka soconaya TUKARAQ oo Madaafiicda la isku Garaacayo

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: