DAAWO:Qalbi Dhagax Oo Saacadaha Soo socda ku sii jeeda Nairobi | Afrikada

DAAWO:Qalbi Dhagax Oo Saacadaha Soo socda ku sii jeeda Nairobi

Afrikada, Nairobi: Ninka lagu magacaabo Cabdi Kariin muuse Qalbi Dhagax oo isagu ka mid ahaa ragga madaxda ah ee Jabhada ONLF ayaa caawa aad looga dhur sugayaa in uu ka dego caasimadda wadankaasi Kenya ee Nairobi.

C/kariin Qalbi-Dhagax ayaa dhowaan laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya kadib markii dowladda federaalku ka codsatay wadanka Itoobiya in la sii daayo Qalbi-Dhagax.

Sawirro laga soo qaaday Cabdi Kariin Qalbi Dhagax isaga oo ku sugan qeybta VIP-da ee ay ku nastaan dadka madaxda ah ee garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Addis Ababa Caasimadda dalka Itoobiya.

Dadweyne badan ayaa isku balansanaya baraha bulshada iyaga oo isku dayaya in ay soo dhoweeyaa n Qalbi-Dhagax, lama oga in uu dadkaasi kulan la qaadan doono ama shirar dhici doonaan balse waxaa weli la xusuusan yahay in Qalbi dhagax aad looga taageersanaa magaalada Nairobi xilligii uu m/weynuhu ku wareejinayey Itoobiya.

DAAWO SAWIRADA:

READ MORE:  Dowladda Federaalka Oo soo dhoweysay XIRITAANKA Jeneraal Gabre Alemseged

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->