AKHRISO: 8-da Xul ee u soo baxay tartanka ciyaaraha koobka Dunida | Afrikada

AKHRISO: 8-da Xul ee u soo baxay tartanka ciyaaraha koobka Dunida

Afrikada, Moscow: Kooxaha ka kala socda 8 dal ayaa isugu soo haray tartankii ciyaaraha kubadda cagta ee ka socda wadanka Ruushka.

Kulamada ugu xiisaha badan ayaa waxaa ee (Quarter-finals) ayaa la filayaa in ay dhex maraan kooxaha ka kala socda Uruguay iyo France iyo sidoo kale Brazil iyo Belgium oo labadii xul ee ka soo baxaa markale (Semi-finals) isku arki doonaan.

Kooxda Ruushka oo iyadu martigelisay koobka adduunka ayaa si layaab leh ku soo reebay xulka Spain waxaana ay kulan xiiso badan la yeelan doona xulka Croatia oo ka mid ah xulalka la mucjisada sanadkan ku soo bandhigay koobka adduunka, halka England oo riyo wayn ku jirtaa ay Sweden wada ciyaari doonaan.

Ciyaarta kama dambeysta (Final) ee koobka adduunka 2018-ka waxaa la ciyaari doonaa 15 July 2018, waxayna ka dhici doontaa garoonka Luzhniki magaalada Moscow ee dalka Russia.

Koobka adduunka ee 2018 ayaa waxaa ka haray xulal badan oo kamid ahaa xulalkii loo saadaalinayay in ay qaadi karaan koobkan, waxaana kamid Germany, Spain iyo Argentina.

READ MORE:  Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay doorashadii baarlamaanka Mareykanka

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->