SAWIRO:Faahfaahin Banaanbaxii maanta gil gilay Gaalkacyo ee lagu diidanaa Shillin Soomaaliga | Afrikada

SAWIRO:Faahfaahin Banaanbaxii maanta gil gilay Gaalkacyo ee lagu diidanaa Shillin Soomaaliga

Afrikada, Gaalkacyo: Banaanbax lagu diidan yahay shillinka Soomaaliga ayaa maanta gilgilay magaalada Gaalkacyo waxaana wararku sheegayaan in dad badan ay wadooyinka magaaladaasi isugu soo baxeen.

Dadka ayaa aad u gadoodsanaa waxaana ay Qaar kamid ah ganacsatada Haweenka ahi ay hogaaminayeen dadka banaan baxa dhigayey .

Walow abaabulka ay lahaayeen ganacsatadu ayaa waxaa sidoo kale ganacsatada ay kala xireen wadooyinka iyadoo ujeedadu aheyd sidii looga hor imaan lahaa isticmaalka lacagta shillin Soomaaliga oo u muuqata mid dadku aaney dan iyo faa’iido midna ugu jirin.

Qiimaha shillin Soomaaliga uu ah kan ugu liita dunida iyo iyadoo maalinba maalinta ka dambeysa dhaqaalaha dalka uu yahay mid aan xal loo helin ayaa keentay in dadku ka horyimaadaan lacagtii dalkooda ayna doorbidaan isticmaalka lacag kasta oo naftooda ku badbaadin karaan.

DAAWO SAWIRADA:

READ MORE:  Puntland:"Magaalada Gaalkacyo Hal Maamul ayaa ka talinaya" DHAGEYSO

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->