DAAWO:Abaabulka beelaha Ee Dhanka Dagaalka TUKARAQ Iyo Jufooyin Hore leh Oo jiida hore Beegsanaya | Afrikada

DAAWO:Abaabulka beelaha Ee Dhanka Dagaalka TUKARAQ Iyo Jufooyin Hore leh Oo jiida hore Beegsanaya

Afrikada, Sool: Ciidamadan aad video-ga uga jeedaan ayaa muddo yar lagu abaabulay waxaana ay ka soo jeedaan degaanka Adhi-Cadeeye waa kuwo ka duwan kuwii beelihii hore keeneen, waxaana ay ku hubeysan yihiin hubka culus iyo kan fudud.

Dagaalka Tukaraq ayaa loo la’ yahay ciidammo xoog weyn oo is hertiya waxaana muuqaneysa in la abaabulayo bulshada rayidka si ay dagaallada ugu galaan qaab beeleed, tani ayaa u gogol xaareysa in xaalad bani’aadanimo ay Soomaalidu gacantooda isku gelinayso iyagoo hadhow u baahan doona gacan ama gargaar bani’aadanimo.

U abaabulka bulshada ee dagaallada sokeeye ayaa muddo badan Soomaalida laga waaninayey, waxaana tani loo maxkamadeyn karaa dagaal oogeyaasha labada dhinac oo ka mas’uul ah.

Tani waa beel yar oo la yiraahdo Axmed Naaleeye waxaana sida ka muuqata ay yihiin cardunka bulsho yar oo meel nabad ku deggan. Weli Soomaalidu colaadda waa ay u dabshideysaa, kamana dheregto dhibaato.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Eng. Yariisow Oo Baabi’iyey Heshiiyadii Lagu Bixiyey Jardiinooyinka

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->