DAAWO Jen. Morgan: “Somaliland Ha Ogaato Sool, Sanaag iyo Cayn Waxa ay ka tirsan yihiin Puntland “ | Afrikada

DAAWO Jen. Morgan: “Somaliland Ha Ogaato Sool, Sanaag iyo Cayn Waxa ay ka tirsan yihiin Puntland “

Afrikada, Nairobi: Musharaxa madaxweynanimo ee dowlad goboleedka Puntland mudane Maxamed Siciid Xirsi ‘Morgan’ ayaa sheegay in Somaliland ay wanaagsanaan laheyd in ay ogaato in gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn ay dhammaantood yihiin dhul Puntland leedahay.

Jeneraalka ayaa ka hadlayey dabaaldegga maalinta xoriyadda oo ka dhacay magaalada Nairobi, halkaasi oo dad badani isugu soo baxeen. Jen Morgan ayaa u taagan xilka musharaxnimo ee dowladda Puntland.

Isaga oo la hadlayey maamulka Somaliland ayaa uu Morgan digniin ku siiyey ciiadammada Somaliland in ay dib uga laabtaan tuulooyinka ay soo galeen, waxaana uu xasuusiyey in haddii uu isagu musharax yahay uu digniintaasi jeedinayo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->