Maxay tahay faa’iidada uu leeyahay khudradda Kabaj-ku? | Afrikada

Maxay tahay faa’iidada uu leeyahay khudradda Kabaj-ku?

In aad cunto khudaarta loo yaqaan ‘cabbage’ waxa ay hoos u dhigtaa khatar ku gu soo fool leh oo ka imaan karta cudurrada sonkorow-ga, dhiig-karka, iyo cayilka saa’idka ah, iyo cudurrada wadnaha ee keena dhimashada soo boodada ah.

Qaar ka mid ah saameynta faa’iido ee khudraddani u leedahay bani’aadamka ayaa waxaa ka mid ah in kabaj-ku yahay cunto gaar ah oo si toos ah ula dirirta kansarka , kabajku waxa ku dhex jira maado loo yaqaan ‘sulforaphane’ oo caawisa in ay la dagaalanto cudurka kansarka.

khudradda kaabej-ka waxaa laga cunaa wadanka Kenya iyo meelo badan oo Afrika ka mid ah..

Waxaa baaritaan lagu ogaaday in kabajka uu ka hortago dhiig baxa iskiis uga dhaca gudaha xubnaha jirka dhiigbaxaas oo keena cudurka wadno xanuun.

Maado laga helay oo ku dhex jirta khudraddani oo la yiraa ‘polyphenol’ ayaa hoos u dhigta khatarta cududrka wadno-xanuunka waxaana ay maadadani ka hortagtaa xinjirowga dhiigga ku dhex sameysma waxaana maadadu ay hoos u dhigtaa cadaadiska ku yimaada dhiigga.

READ MORE:  DAAWO SAWIRADA: Munaasabadda Kulanka 'CAFIS' Oo lagu Qabtay Muqdisho, Kismaayo Iyo Nairobi

Waxaa intaa kuu dheer in khudraddani ay tahay, sida musawirkeeda ka muuqda, khudrad maskaxeed. Kabeejka waxaa ka buuxa vitamin K iyo macdanta ‘anthocyanins’ oo caawisa shaqada maskaxda bani’aadamka iyo wax dareenka eegista. Kaabejku waxa uu sidoo kale kaa caawin karaa in uu bogsiiyo xanuunada madaxa ku dhaca.

In aad maalin walba cunto ama siyaado u badsato waa faa’iido sii badatay. Cunista khudaartan u cunto si habsami leh waxa ay kuu sahleysaa in qanjirka “Thyroid-ka’ u shaqeeyo si habsami leh.

Digniin Caafimaad:

Waxa looga digayaa dadka qaba mashaakilka dhanka dheefshiidka ee cunto badan aan cuni karin in ay iska dhowraan cunista kaabeejka sababtoo ah cabbages-ka waa cunto ay dhex ceegaagto maamdada “raffinose’ oo ah nooc sonkorta ka mid ah oo aan si fudud ku dheefsiidmin.

Cunista Kaabejku waxa ay sababtaa marxalado gaas ah oo dadka qaangaarka ah ku yimaada, uma roona hooyada naaska nuujineysa sababo la xiriira ilmaha oo ay nuujineyso.

Quudashada kaabeyj-ka ayaa sidoo kale keenta in heerarka sonkortaadu aad ugu dhacdo dhacdo, tani oo keeni karta hypoglycemia.

READ MORE:  XASAASI:Sidee bay Qadar Ugu guuleysatay in ay Madaxweyne Goboleed U Caleemo-Saarto Ninkii argagixisada ahaa ee Mukhtaar Roobow?

 

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->