Subscribe

DHEGAYSO:Abuukar Cumar Caddaan “Maheynno Maalin loo dabaal dego, Xurba Ma Nihine..!!”

Afrikada, Muqdisho:Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Magalada Muqisho,ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhinacyada Siyaasada, Amniga dhaqaalaha iyo dagaallada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Ganacsade Cumar Cadaan oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in munaasabada loo dabaal degayo ee ku beegan Sanadguuradii 58-aad ee Midowgii iyo Xurnimadii Soomaaliya ee Sanadkii 1960-kii ay aad uga duwan tahay xilligii ay soo bilaabatay 58 Sano ka hor.

Ganacsade Cumar Cadaan ayaa yiri “Anigu wax loo dabaal degaayo magaranaayo calanka shanta gees leh wuxuu ahaa shanta soomaaliyeed maantana lama haayo, waxaaba nasiib darra ah in la waayo qof fahamta waxaas”ayuu yiri Xaaji Abuubakar.

Wuxuu sheegay in dalka Soomaaliya uu ku jiro xaalad gumeysi isagoo tusaale u soo qaatay in wadanka ay ka jiraan illaa 6 madaxweyne oo mid kale uu sheeganayo dowlad iyo madax banaani.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ  DHAGEYSO: C/kariim Sheekh Muuse 'Qalbi-Dhagax' Oo lagu soo dhoweeyay Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: