DAAWO:Al-Shabaab Oo Cidii ay Bacaha ku aragto Dil u Geysan doonta | Afrikada

DAAWO:Al-Shabaab Oo Cidii ay Bacaha ku aragto Dil u Geysan doonta

Afrikada, Muqdisho: Kooxda mintidka ah ee Al-Shabaab ayaa mamnuucay isticmaalka bacaha lagu adeegto, waxa ay sheeeen in cidii lagu arko ay xarakadu qaban doonto oo ciqaab marsiin doonto.

Lama oga waxa ay ciqaabtaasu tahay balse waxaa dadku isku naxeen markii uu amarkani soo baxay. Waxa ay ku hanjabeen in ay la socdaan cidii bacaha ‘balaastikada iiibsata ama isticmaaleysa”

Al-Shabaaab ayaa ku andacootay in dowlado badan oo ka tirsan caalamka bacda laga mamnuucay waxaana ugu horreeyay dalalka Kenya, Turkiga, Tanzania iyo wadamo kale oo u badan qaaradaha Yurub iyo America kadib daraasado lasameeyay oo lagu ogaaday khatarta ay bulshada u leeyihiin.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Dowladda Sacuudiga Oo kaalmo u Qeybisay Qaxootiga Kaakuma

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->