DAAWO VIDEO: “Dhulbahante Waa guun Habeenba mid ku hoyata Guryaha P/land iyo Somaliland” | Afrikada

DAAWO VIDEO: “Dhulbahante Waa guun Habeenba mid ku hoyata Guryaha P/land iyo Somaliland”

Afrikada, Hargeysa: Cod sir ah ayaa laga dhex helay mid kamid ah qolalka ay isku dhaafsadan xogta beesha Habar jeclo isla mar ahaantana ay ku tilmaameen cadow Guun ah Habar yoonis iyo Dhulbahante.

Codka Sirta ah ayaa aad u dheeraa balse waxa aynu idinkugu soo koobnay video-gani yar:

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO Xukuumadda Itoobiya Oo Markii Ugu Horaysay Hawada U Direysa Dayax Gacmeed.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->