WAR DEG DEG AH: Caawa Taleefankaaga Iska Fogee+ Si aad U badbaado.!

Afrikada,Mareykanka: Dadka jooga Mareykanka ayaa loo jeediyay digniin. Sidoo kale kama marna dadka jooga qeybaha kale ee caalamka, waxaa cirbixiyeenka iyo duuliyeyaasha hawada sare ay sheegayaan in caawa fiidkii ilaa saq dhexe 12-ka saac iyo barka si aad u soo dhowaan doono xidigga ‘Mars’ loo yaqaan. Waxa khubaradu sheegayaan in uu wato ‘radiation’ khatar ku ah aadmiga.

Xiddigtan soo dhowaanshaheeda waxaa laga dareemayaa meelo kala gedidan gaar ahaan Mareykanka oo qof waliba taleefankiisa uu iska fogeeyay si uusan radiationkani u qarxinin taleefanka.

Hadaba dadweynaha waa in ay taxadaraan oo ay taleefannada iska fogeeyaan, sida adigoo madaxaaga iyo jirkaaga ka durkinaya ilaa masaafo 1 ilaa 2 mitir ah.

Wakaaladda Mareykanka u qaabilsan hawada ee NASA ayaa sheegtay in tamarta uu bixiyo xiddigga Mars ay Ku jirto “Radiation” halis Ku ah baniaadamka.

Sida aynu ognahay Qorraxda ayaa radiation keedu ina soo gaaraa waana aynu ku caafimaadnaa oo Alle mudaawaad ayuu inooga dhigay. Balse falaaraha uu bixiyo xiddigga MARS waa kuwo u shaqeeya sidii korontada oo kale ‘electromagnetic’ oo kale taasi oo habeenkii uu soo gudbiyo balse waxaa detect gareyn kara aaladaha hawada la shaqeeya ee iyaguna radioactive-ka ah sida waayerrada taleefannada ama anteenooyinka isgaarsiinta telefishinnada ama raadiyeyaasha.

Akhristow waxaa jira fiilooyin ili ma aragtay ah kuwaasi oo ah kanaallo balaayiin ah oo horteenna iyo gadaasheenba mara. Aadmigu awood looma siinn inuu arko, waxaana ay soo gudbyaan iskuna xiraan aaladaha aynu isticmaalno maalin kasta.

Isla dariiqyadaasi ayaa waxaa kuu soo mari karta khataro badan oo ka tan badan xadigii awoodeed ee aad hore u isticmaaleysay.

Si kastaba ha ahaatee, Mars ayaa ah xiddiga keliya ee Galbeedka iyo Waqooyiga caalamka u soo baxa sidii Dayaxii oo kale. Waxaa uu mar iska dhigaa Buluug, mar Dhiig Guduudan marna waa dayax caadi ah oo iftiima, markii ugu dambeysayna waxa uu maalin cad isku aadiyey qorraxda taasi qaaradda Mareykanka ka dhigtay gudcur habeen ah.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Oromada Oo hareeraysay 200 Qof Soomaali ah+Soomaalida Oo U Qaxeysa dhanka saldhigyada milleteriga Itoobiya
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ...
AKHRISO: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Nin shacab ah U dilay Wax ka yar “HAL DOOLAR”
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Nin hubeysan oo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda ayaa dil ka geystay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wakiilka UN-ka Oo gaaray Gaalkacyo SAWIRRO
- Jul 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo uu ...
DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…
- Jul 22, 2018
Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ...
DAAWO: Qiso Naxdin iyo Murugo leh: Mayd Nin Nool Dilay Sheeko Cibro Qaadasho leh
- Jul 22, 2018
QISO: Dhacdadani waxay ka dhacday degaanka Janaale ee Soomaaliya, nin wargaleen ah oo dhawr ...
%d bloggers like this: