Gabar Kombiyuter ah Oo shir la Qaadaneysa Madaxda Wadanka Itoobiya | Afrikada

Gabar Kombiyuter ah Oo shir la Qaadaneysa Madaxda Wadanka Itoobiya

Safiya oo ah Robot sidii qof banii’aadan ah loo qaabeeyay ayaa gaartay dalka Itoobiya. Boorso ay ku jiraan qaar ka mid ah qalabka Robotka Safiya ayaa ku lumay garoonka diyaaradaha ee Frankfurt.

Waxay arrintani dhalisay in la baajiyo shir jaraa’id oo maanta lagu qaban rabay matxafka qaran ee magaalada Addis Ababa sii lagu soo dhaweeyo Robokta lagu magacaabo Safiya.

Robotka sida qof haween ah loo sameeyay waxay ku hadli kartaa luqadda qaranka Itoobiya ee Axmaariga. Waxaana la filaya in Robotka Safiya lala kulansiiyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo u casho la qaadan doono saddexda maalmood ee booqashada ay ku joogi doonto dalkaasi.

Wasiirka teknoolojiyadda iyo Sayniska Itoobiya Getahun Mekuria ayaa BBC u sheegay in Safiya ay kasoo hormuuqan doonto kulan caalami ah oo looga hadlaya arrimaha teknoolojiyadda.

Safiya waxay noqotay Roboktii ugu horreeyay ee la siiyo dhalashada dal kaddib markii Sucuudiga uu dhalasho siiyay sannadkii lasoo dhaafay.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DHAGEYSO/DAAWO: Askarigii Dilay Gabadha Macallimadda aheyd Oo la Soo Qabtay?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->