DAAWO:Xildhibaano Isaaq Ah Oo Afka Furtay: “Dhulbahantow Majeerten Waxba ka Faa’idi Meysaan Ee Joojiya Colaadda’

Afrikada, Sool: Hadal ay jeediyeen xildhibaanno ka soo jeeda maamulka Somaliland ayaa ay kaga hadleen xaaladda gobolku ku sugan yahay, Odayaashani ayaa warkan ka dhiibtay magaalda Hargeysa waxaana ay ka warameen in Dhulbahante iyo Majeerten ama Harti Aysan Waxba Ka qaadi karin maamulkooda Jeegaanta isla markaana ay Ugu baaqayan Dhulbahante in ay Joojiyaan Colaada.

Odayaasha oo aad u qiireysnaa ayaa ku dhawaaqayey: “War Dhulbahantoow Waxa la laynayaa waa idinka, War Waxa Dhulkoodii lagu dirirayaa Waa idinka…Waar Dadkiinaa Dhimanayoow miyaad nacdeen Raggiinii… Waar Dhulbahantoow ka soo hara Puntland ….” iyo yaab badan.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DEG DEG: Villa Soomaaliya Oo isugu yeertay Madaxda isku heysta maamulka Galmudug?

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: