DAAWO:Puntland Oo raadineysa Nin khasnadda Dowladda kala Baxsaday Lacag Badan | Afrikada

DAAWO:Puntland Oo raadineysa Nin khasnadda Dowladda kala Baxsaday Lacag Badan

Afrikada, Mudug: Dowlad goboleedka Puntland ayaa raadineysa nin lunsaday lacag badan isla markaasina ka baxsaday maamulka Puntland isaga oo aan la ogeyn halka uu jaan iyo cirib dhigay. Ninkan ayaa la goostay wixii kharashaad ahaa ee dowladdu u meel dhigtay bixinta mushaharaadka shaqaalada dowladda.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Ninka magaciisa waxaa lagu magacaabaa Barkhadle Aadan Muuse, waxaana magaca hooyadii la yiraahdaa Xaawo Cabdullaahi.

Ninkani ayaa ahaa xisaabiyihii guud ee dowladda u fadhiyey gobolka Mudug.

Lama Oga sababta keentay in uu ninkani lacagta kala goosto dowladda Puntland balse waxaa maamulku shaaca ka qaaday in ninku hantidaas la goostay oo aan la ogeyn halka uu jiro.

 

READ MORE:  Madaxweynaha Switzerland Oo booqan doona xerada Qaxootiga Kakuma

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->