DAAWO:Maxay tahay faa’iidooyinka Hagbadda Qurbajoogtu Gasho???

Sida aynu la soconno awoodaha waaweyn sida hey’adaha gargaarka ee aynu aadka u tixgelino lacahtooda iyo hantidooda iyo weliba Qaramada Midoobey waxa ay markii loo soo baahdo bixiyaan lacago banu’aadanimo, iyo wax kastoo aadane lagu xalin karo dhibtiisa. Wax kale ma aha lacagta ay wax ku xaliyaan waxa ay ka timaadaa Hagbad lageliyay dowladaha waana nidaam ‘iskaashato ma kufto’ ah.

Hagbaddu ragga waa u fiican tahay in ay galaan siiba meel aan tolkii iyo qaraabadii kuu dhoweyn, amaba adiga wax lagaa sugayo, HAGBADDA waa la ammaanay sababtoo ah waxa ay kuu tahay ‘backup’ ama in ay dib kaa kabto. Dadkeenu weli ma baran bankiyada iyo maalgashiga waaweyn, taas bedelkeedna jiilkeennu waxa uu maanta aad u isticmaalaa maalgashi dhaqameedkan loo yaqaan HAGBADDA.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DEG DEG: Dowladda Itoobiya Oo soo saartay Warkii ugu dambeeyay+Halka Uu ku Sugan Yahay Cabdi iley?

Axmed Madoobe: “Madaxweyne Farmaajo Waa Argagixiso” WARXIBIN XASAASI AH.
- Sep 18, 2018
Afrikada, Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ...
DHAGEYSO:Nin la dilay iyadoo ay fiirsanayaan BOOLISKA Degmada Kaaraan
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in la dilay mid ...
DHAGEYSO:Ma jiro Hal Xildhibaan Oo ka hadlay XAALADDA Degaankii laga soo Doortay ?
- Sep 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa isa soo taraya xuuraansiga sida ay u hadleen xubnihii baarlamaanka federaalka. Dhammaan ...
DHAGEYSO:Khudbadihii QIIRADA LAHAA Ee looga Bartay R/W KHEYRE, “Ma Aqbaleyno Damaca Dowlad Goboleedyada?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ...
DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
%d bloggers like this: