Subscribe

DAAWO: Garaadka Beesha Dhulbahante Oo lagu soo Dhoweeyay London

Afrikada, London: Waxaa sidii la qorshaynayey magaalada London gaaray Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Isimada gobolka Sool.

Garaafka ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Garaadka ayaa halkaasi ka jeediyay hadal culus xilli ay sii xumaanayso xiisadda u dhexaysa Puntland iyo Soomaaliland ee gobolka Sool.

READ  DHEGAYSO:Abuukar Cumar Caddaan "Maheynno Maalin loo dabaal dego, Xurba Ma Nihine..!!"

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
%d bloggers like this: