SAWIRADA: Ciidamo Hor leh Oo la dhoobay Jiida Hore ee Tukaraq

Afrikada, Tukaraq: Iyadoo ay sii hurayso colaadda ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ku sii qul qulaayey ciidammada ka imaanaya degaanno kala gedisan oo ka tirsan Koonfurta Soomaaliya.

Markii labaad waxaa ciidankan ay ka yimaadeen jihada gobolka Karkaar gaar ahaan xaruntiisa Qardho. Ciidammo hore ayaa jirey oo gobolkaasi ka yimid balse kuwii maanta halkaasi gaaray ayaa ka badnaa.

Ciidamadaan ayaa waxa ay ku biirayaan Ciidamada Puntlnad ee ku sugan jiidaha hore ee Tukaraq, waxaana ciidammadan ay ku biiri doonaan kuwa dagaalka kula jira ciidammada loogu yeero Jeegaanta ee maamulka Soomaaliland.

DAAWO SAWIRADA:

  

READ MORE:  DHAGEYSO: Siyaasiga Cabdi Barre Jibriil Oo ku baaqay in lala Xisaabtamo Laamaha Amniga dalka

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: