DHAGEYSO: Maxaa Ka Cusub C/Kariin Qalbi-Dhagax+Halkeebaa loo wadaa, Sirdoon Noocee ah ayaa la daba dhigay??? | Afrikada

DHAGEYSO: Maxaa Ka Cusub C/Kariin Qalbi-Dhagax+Halkeebaa loo wadaa, Sirdoon Noocee ah ayaa la daba dhigay???

Afrikada, Muqdisho: Warar hor leh ayaa ka soo baxaya arrinta Cabdikariim Qalbi Dhagax. Ninkani oo ahaa halgamaa ka tirsanaan jirey ciidankii xoogga dalka ayaa isagu 10 bil ka hor dowladda federaalku ku wareejisay dowladda Itoobiya.

Wareysi uu idaacadda VOA siiyay afhayeenka Ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge ayaa uu ku sheegay in C/kariin uusan heysanin xuriyad dhameystiran, isaga oo sheegay in sirdoonka Itoobiya ay kor ka waardiyeysan doonaan Qalbi dhagax. Hiirmooge ayaa sheegay in ay weli jiraan arrimo u baahan in xal laga gaaro.

Hiirmooge ayaa yiri “C/kariin wuxuu ahaa siyaasi u xirnaa dowladda Itoobiya, in odayaal uu magan u ahaado ma ahan, in sii deyn iyo heyn uu u dhaxeeyo arrimahaasi waa wax ka baxsan nidaamka maxaabiista, labaatan maallmood kahor ayaa laga sii daayay xabsiga oo lagu hayay xaafad, C/kariin waa inuu helaa xoriyadiisa siyaasiga ah.”

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->