DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo Oo lagu tilmaamay “TIXSI DUUL-DUUL BADAN” Faraha kala bax Siyaasadda Galmudug.!???

Afrikada, Muqdisho: Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa eed iyo ashtako ka tirsanaya sababta keentay in Villa Soomaaliya ay u yeerto qeybo ka mid ah siyaasiyiinta reer Galmudug.

Siyaasiga ayaa gaashaanka ku dhuftay in madaxweyne Farmaajo iyo R/W Kheyre ay faraha kala baxaan u kala hiillinta dadka dega ismaamulka Galmudug ee xaruntiisu tahay Dhuusamareeb.

Waxa uu dhaliil ka muujiyey in meel ka baxsan deegaanada Galmudug lagu xaliyo khilaafkaas, hayeeshee uu sheegay in taasi muhiim tahay in xal walba lagu gaaro gudaha degaanada Galmudug.

“Runtii mar walba talada quman waxa ay ka maarmeen in lagu dhameeyo caasimada Galmudug ee Dhuumareeb, waligiin ma aragteen Puntland ama Jubbland oo meel ka baxsan deegaanadooda lagu xalinayo marka maamul kasta dastuur ayuu leeyahay weyna u madax banaan yihiin in wax walba ay deegaanadooda wax ku xalistaan ayuu yiri Xareed Cali Xareed.

Khilaafka u dhaxeya Madaxda Galmudug ayaa weli taagan,waxaana dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gudaha ay dadaalo ku bixineysaa in laga gudbo khilaafka soo laab laabtay ee Madaxda Galmudug.

READ MORE:  Hogaamiyaha ISIS ee Dalka Afghanistan oo duqayn lagu dilay


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: