Dayax Madoobaad Laga arki doono dhulalka Bariga dunida | Afrikada

Dayax Madoobaad Laga arki doono dhulalka Bariga dunida

Dayaxa Madoobaadka loo yaqaan “Dayixii Dhiigga” ayaa 27-ka July laga cabsi qabaa in lagu arko samada.

4 saacadood oo is xigta ayaa uu dayaxu ahaan doonaa mid sida dhiigga u guduudan doona, sida ay ku waramayaan dadka xiddigaha ku cilmiga leh.

Mareykanka lagama arki doono waxaana uu ku kooban yahay wadammada jihada Bariga ku yaal.

Cirbixiyeenka Bruce McClure ayas ku qiyaasay in dayax madoobaadkani marka ugu horeysa uu qabsan doono dacalka Bari ee dunida.

Dacalka Koonfurta Ameerika ayaa laga arki doonaa wax yar kadib matka qorraxdu dhacdo nuly 27-keeda, halka New Zealand laga arki doono ka hor inta aaney qorraxdu soo bixin July 28-keeda.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->