Sacuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

Sida uu qoray wargeyska Al-Iqtisaadiyah ee ka soo baxa Sacuudiga ayaa qoray inay dowladda Sacuudiga u ogolaatay Bangiga Horumarinta Islaamka (The Islamic Development Bank) in ay keeni karaan xoolaha wadanka Soomaaliya oo ay dowladda Sacuudigu horey uga xayirtay dalkeeda.

Afhayeenka Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ee Sacuudiga, Dr. C/llaahi Aba Kheyl ayaa sheegay in Bangiga Horumarinta Islaamka loo fasaxay inay Somalia ka keeni karaa 1,140.000 oo neef, oo loogu tala galay Mashruuca Xoola-qalka ee Maka Al-mukarama, si Xujeyda loogu qeybiyo Xilliga Xajka ee foodda nagu soo haysa.

Afhayeenka Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ee Sacuudiga, Dr. C/llaahi Aba Kheyl
waxa uu sheegay in loo baahan yahay in Baaritaan lagu sameeyo Xoolaha laga keenayo Somalia,
ka hor inta aan Maraakiibta lagu soo daabulin.

Sidoo kale, waxa uu tilmaamay in lagu ballamay inaysan Qandaraaslayaasha Bangiga
Horumarinta Islaamka u gudbin Karin Xoolajaasi Suuqyada ku yaalla gudaha Sacuudiga, si looga
hortago inaan lasoo gudbinin Cudduradda xuduudaha ka soo gudba.

READ MORE:  DAAWO:Dagaalkii Ugu Xumaa Oo Soconaya Iyo Jilbaha Dhulka la isku Dhigayo TUKARAQ

Dhinaca kale, Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ee Sacuudiga ayaa walaac ka muujisay Fasaxaadaasi.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: