DEG DEG:Dagaalka Shabeellada Hoose Oo Khasaare badan dhaliyey | Afrikada

DEG DEG:Dagaalka Shabeellada Hoose Oo Khasaare badan dhaliyey

Afrikada, Qoryooley: Wararka ka imaanaya dagaallou dhexeeya Al-Shabaab iyo dowladda ayaa sheegaya in dagaalku uu sababay qasaare soo kala gaaray labada dhinac. Dagaalkani oo maalinimadii shalay bilowday ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ka socodo degmada Qoryooley ee Sh/hoose.

Al-Shabaab ayaa weerar lama filaan ah ku qaaday degmadaasi, waxaana ay iska caabin kala kulmayaan ciidanka xoogga dalka ee halkaasi ku sugan.

Dhinacyada kala duwan ayaan ka hadlin arrinta dagaalka walow ciidanka dowladda uu heysto cadaadis xooggan oo kaga imaanaya xoogagga Al-Shabaab magaalada dhinacyo kala gedisan ka soo hajuumay.

Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay dagaalkan, hase ahaatee waxay Labada dhinac isku adeegsanayaan rasaas aad u culus.

Waxaa jirta rasaas habow ah oo ku dhaceysa meello ka baxsan halka dagaalka uu ka socdo, laakiin lama oga khasaaraha ay geysteen.

READ MORE:  DAAWO: RW Kheyre oo Waxbarasho lacag la’aan ah u Ballan Qaaday Carruurtii Waalidiintooda Lagu Dilay Qarixii Soobe?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->