Dabka kacay xarumo Ganacsi Oo ku dhow masjidka Weyn ee Addis Ababa | Afrikada

Dabka kacay xarumo Ganacsi Oo ku dhow masjidka Weyn ee Addis Ababa

Afrikada, Addis Ababa: Dab weyn ayaa lagu soo waramayaa in uu qabsaday xarumo ganacsi oo ku yaalla agagaarka masaajidka ugu wayn caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.

Kooxaha dabdemiska ayaa gaaray goobta iyaga oo ku guuleystay in aanu dabka qabsanin masjidka weyn ee Masjidul Anwar oo ah kan magaalada ugu weyn.

Xarumaha ganacsi ayaa ahaa dukaamo ku yaalley meel u dhow masaajidka waxaana halkaasi ka dhashay khasaare hantiyeed.

 

 

 

READ MORE:  DAAWO: 3 Qof Oo lagu dilay Iska hor imaad ka Dhacay Zimbabwe Iyo ku Shubasho Codadkii Doorashada

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
Wasaarado ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo korontadii Laga Jartay
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xarumaha ilaa 7 Wasaaradadood ...
Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
- Nov 13, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay ...
Dagaal Oromo iyo Soomaali ku dhex maraya degaanka Mooyaale, 7 Dhimasho, 13 Dhaawac
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya degmada Mooyaale waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ...
AKHRISO SIRTA: Labo koox oo Al-Shabaab ah oo isaga horyimid Jubada Dhexe?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dagaal ayaa ka dhex qarxay qaar ka mid ah kooxaha mintidiinta Al-Shabaab ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->