DAAWO SAWIRADA: Munaasabadda Kulanka ‘CAFIS’ Oo lagu Qabtay Muqdisho, Kismaayo Iyo Nairobi | Afrikada

DAAWO SAWIRADA: Munaasabadda Kulanka ‘CAFIS’ Oo lagu Qabtay Muqdisho, Kismaayo Iyo Nairobi

Afrikada, Nairobi: Kulamo si heer sare ah loo qaban-qaabiyey ayaa lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Kulanka Nairobi waxaa lagu qabtay hoteelka Madina Mall, waxaana ka soo qeybgalay Aqoonyahanno, Mashaa’iq, Cuqaal, dhallinyaro iyo Indheer-garato ka socotay qeybaha bulshada.

Kulankani oo dadweyne badan isugu soo baxeen ayaa waxaa dadkii ka soo qeybgalay ay isku muujiyeen in ay ‘is-cafiyeen’ iyaga oo isweydiisanaya in ay is-cafiyaan. Tani ayaa muujineysay in dadku aaney isku qabin wax cuqdad ah.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Hotelka Royal Palace, iyadoo halkaasi ay ka khudbeeyeen madaxda dowladda Soomaaliya gaar ahaan guddoomiyaha gobolka Banaadir Engineer Yariisoow.

Soomaaliya ayaa waxaa ay soo martay marxalado dagaallo sokeeye taasi oo malaayiin qof barakacisay, halka ay ku naf waayeen dad aad u fara badan. Munaasabadda IS CAFIS ayaa jiilka maanta jira waxa uu uga gol leeyahay in uu wax ku hagaajiyo si ay u soo ceshadaan Nabaddii, Xasilloonidii iyo horumarkii hore u jiri jirey iyo mid ka sii badan.

READ MORE:  Faahfaahin: Qaraxii maanta ka dhacay Duleedka Muqdisho?

DAAWO SAWIRADA KULANKA ‘IS CAFIS’ EE MAGAALOOYINKA MUQDISHO, KISMAAYO IYO NAIROBI:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->